Jan 17, 2013

SIDEE LOO KORDHIYAA DAREENKAAGA KACSIGA? (ragga)


 WALIGAA MA DAREENTEY CEEB IYO YAXYAX MARKA AAD TAGTAY SARIIRTA? QANCIN LA'AANTA LAMAANAHAAGA DARTEED?
WALIGAA GAARIGU MA KAAGA DAMAY MEEL DHEXE ADOO AAN GAARIN HOYGAAD U SOCOTAY?
WALIGAA MA IS TIRAAHADAY TOLOW WAAD JIRANTAHAY EE IS DAWEE?
jawaabahaaga haday haa u bataan sii aqri warbixintan si aad u ogaatid dhibaatadaada.

xusuuso oo qalbiga ku hay qalab adag oo xoogani waa waxa ay dumarku u dhintaan(baahida u qabaan) marka aad gaariga ku wadid sariirta dhexdeeda.
haddaba waxaan kuu hayaa 7 qodob oo kaa caawinaya in aad heshid geed dhagax oo kale ah.

1. si wanaagsan wax u cun

 Is bedel yar oo ku yimaada nafaqadaada waxa uu kuu abuuri karaa himad iyo iyo xoog dheeri ah, cuntada sida mooska, ukunta, looska, basasha, iyo caanaha geela waxay siyaadiyaan awoodaada galmo.

2. geedkaagu wuxuu rabaa jimicsi:

 raga caafimaadka qabaahi mar walba waa ku xariif dhanka galmadda.
jimicsigu waa habka ugu wanaagsasn ee aad kor ugu qaadi kartid kartidaada sariirta, waxa ay yareesaa fakarka oo ah dilaaga kacsiga. waxay kaloo caawisaa dheecaan ay soo daayaan xiniinyuhu kuwaas oo taabo galiya habka raga,

3. ka fogow cabida sigaarka:

Sigaarku runtii waxa wax yeelo aan naxariis lahayn u gaystaa habdhiskaaga raganimada ama qaabkaaga dareenka waxana uu dhimaa oo la dagaalamaa saameyn weyna ku reebaa rabidaada galmada,. KA FOGOW SIGAARKA HADDAAD RABTID NOLOL RAAXO LEH....

4. ha siigeysan!!!!

Siigada waa iska soo matajinta biyaha adigoon u galmoonin haweeney ficilkan oo ah ficil muxuram ku ah xaga shareecada islaamka ayaa laga yaabaa in ay rag badani adeegsadaan si ay u farxad galiyaan naftooda iskaga saaraan kulaylaka biyha ama shahwada, sidaa drteed badashada biyaha badan ee kaa baxa iyo kacinta guskaaga waxa ay beeri kartaa waayida ama yaraanta kacsigaaga.


5. baro qaabka loogu tago qoftaada:

Mar walba ku bilow baashaalin iyo istiimin ha iskaga boodin la sheekayso afka kaga hadal waxaaad samayn rabtid.
ha u ogolaan qoftaada in ay kaa kor marto marka ugu horeysaba.

6. ha ku seexan dharka aadka ugu dhagan hoostaada:

 
 Ha xiran dharka kugu dhegen marka aad seexanaysid ama a aad safar dheer galaysid
mar walba ku seexo dhar jilicsan.

 

7. bar qoftaada sida loo kasbada kacsiga:

qodobkaan adaan kuu dhaafnay xeeladayso! 


 

No comments:

Post a Comment